Monday, June 23, 2025

Kooxda Alshabaab oo weerar kale ku qaaday Gudaha Kenya & Wararkii ugu danbeeyay

Kooxda Alshabaab ayaa weerar kale ku qaaday gudaha dalka Kenya, sida uu shaaciyey Booliska dalkaasi oo sheegay in xalay dabley hubeysan ay weerar ku qaadeen Xarun ay dhisme ka waday shirkad Shiinees ah.

Taliyaha booliska Joseph Boinnet wuxuu sheegay in ciidamada ammaanka ay weerarkaasi fashiliyeen, kaasoo ka dhacay deegaanka Shimbirey oo ku yaalla inta u dhexeeysa magaalooyinka Gaarisa iyo Madoogaashe ee Waqooyi Bari, Kenya.

Booliska Kenya ma sheegin qasaaraha ka dhashay weerarka oo yimid toddobaad kadib markii markki Alshabaab ay weerar ku qaadeen dhismaha Dusit D2 ee magaalada Nairobi, halkaas oo ay ku dhinteen 21 qof.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON