Thursday, June 26, 2025

Ku-simaha Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay & Guddoomiyaha Baarlamaanka oo hadlay

Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle uu si buuxda u taageeray go’aankii xilka looga qaaday madaxweynaha Hirshabeelle.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Jowhar ayaa sheegay inay sharci tahay xil ka qaadista madaxweynaha Hishabeelle, isla markaana muddo 30 maalmood ah lagu dooran doono madaxweyne cusub.

Waxaa ku-sime madaxweyne noqday madaxweyne ku xigeenkii maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Guudlaawe oo xilka sii heyn doono inta laga dooranayo madaxweyne cusub, iyadoo guddi doorasho uu sameyn doono baarlamaanka.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA..

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON