Monday, July 14, 2025

Ku-xigeenka Wakiilka Q/Midoobay oo farriin gaarsiiyey ku-simaha Madaxweynaha K/Galbeed & Musharaxiinta [Sawirro]

Waxaa maanta magaalada Baydhaba booqday sarkaal sare oo ka tirsan xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOM, isagoo la kulmay madaxda maamulka K/Galbeed.

Ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Rai Zenenga ayaa magaalada Baydhaba kula kulmay ku-simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/qaadir Shariif Sheekhuna oo uu kala hadlay xaaladda doorashada madaxweynaha maamulkaasi.

Rai Zenenga ayaa sidoo kale la kulmay musharixiinta madaxweynaha ee maamulka K/Galbeed, isagoo gaarsiiyey farriin ah in Beesha Caalamka ay taageereyso doorasho ay K/Galbeed hoggaamineyso oo ku dhacda si wadatashi iyo wadar ogol ah.

Image may contain: 2 people, airplane, sky and outdoorImage may contain: 2 people, people smiling

Image may contain: 3 people, people sitting and indoor

Image may contain: 4 people, people sitting and indoor

Image may contain: 5 people, people standing

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON