Sunday, July 13, 2025

Kulamo Xasaasi ah oo ka socda Muqdisho & Mooshinkii Jawaari oo lagu dhawaaqayo inu waqtigii ka dhammaaday

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in kulamo kala duwan ay ka socdaan magaalada, kuwaasoo ku saabsan xaaladda mooshinkii laga keenay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).

Xildhibaannada la safaan guddoomiye Jawaari ayaa kulan uga socdaa Xarunta Villa Hargeysa ee guddoonka Baarlamaanka, waxaana xubno ka tirsan laga soo xigtay in Mooshinkii Jawaari laga keenay uu meesha ka baxay kadib markii uu dhammaaday waqtigiisa oo ku ekaa maanta oo Arbaco ah 28-ka Maarso 2018.

Maanta ayay ku ekeyd 10 maalmood oo maalmo shaqo ah iyo waqtigii ay u qabteen in mooshinka lagu horkeeno Baarlamanka Guddiga Aqalka Sare u saaray arrintan oo go’aan kasoo saaray arrinta Mooshinka laga keenay Jawaari, kaasoo shari darro ka dhigay  mooshinka wixii ka danbeeya 28-ka Maarso.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON