Sunday, June 29, 2025

Kulan dhex maray Gudoomiye Jawaari, Wakiilada Beesha caalamka iyo Musharixiinta madaxweynaha

Kulankii ugu horeeyay ayaa dhex maray  shalay wakiilada beesha caalamka, guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka iyo qaar ka mida musharixiinta madaxweynaha.

Kulanka ayaa looga hadlay xaaldda doorashada Soomaaliya iyo arrimaha abaaraha, iyadoo ay halkaasi  ka hadleen ergeyga Q/Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating iyo xubno kale.

Ujeedka kulanka ayaa markii hore ahaa in wakiilada beesha caalamka ay u hambalyeeyaan guddoonka cusub ee loo doortay Baarlamaanka federaalka.

Musharaxiinta madaxweynaha oo isbaheysiyo kala duwan leh ayaa Beesha Caalamka ay u sheegeen in ay u baahan yihiin  in doorashada Madaxtinimada Soomaaliya ay ku dhacdo si cadaalad ah.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON