Sunday, June 29, 2025

Kulan nabadeed oo loo qabtay madaxda maamulada ee Muqdisho ku sugan

Madaxda maamul goboleedyada dalka ee ku sugan Muqdisho ayaa xarunta madaxtooyada uga qeyb galaya xaflad lagu maamuusayo maalinta  nabadda adduunka sanad kasta loo dabaal dego 21-ka September, iyadoo ay sidoo kale xafladda ku sugan yihiin Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya iyo wakiilada beesha Caalamka.

Xafladda xuska maalinta nabadda oo u usoo qabanqaabiyay ayaa dejisay xiisadii siyaasadeed ee ka dhalatay shirka wadatashiga ee is mari waaga ka dhashay, waxaana xafladda la isku weydaarsaday khudbado ku saabsan nabadda Soomaaliya.

xus01

Madaxda ka hadashay xafladda waxaa ka mida Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid, madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug C/weli Gaas iyo C/kariin Xuseen Guuleed. waxaa kaloo ka hadlay ergeyga Q/Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay.

xus02

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-7″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON