Monday, June 23, 2025

Kulanka Baarlamaanka Federaalka oo furmay (Laba Ajande iyo Wasiiro hortegay)

Kulankii 15-aad oo ka mida Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ka furay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.

Shirka oo uu guddoominayo Guddomiye Ku Xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka C/weli Sheekh Ibraahim Muudey, waxaana kulnka ku sugan laba wasiir oo ka tirsan xukuumadda Soomaaliya.

Ajendayaasha shirka ayaa kala ah: 1- Akhrinta koowaad Hindise Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka Iyo Akhrinta koowaad ee Hindise-sharciyeedka Difaaca Qaranka, waxaana fadhiga Baarlamaanka ku sugan Wasiirada Amniga Maxamed Abuukar Islow iyo Xasan Cali Maxamed Amardanbe.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON