Wednesday, June 25, 2025

Kulankii Xildhibaannada Baarlamaanka oo goor dhoweyd furmay & Ajendaha looga doodayo.

Fadhiigii Baarlamaanka Federaalka ayaa goor dhoweyd furmay kadib markii ay soo xaadireen xildhibaanno gaaraya 148, iyadoo kulankan uu hore u baaqday.

Kukanka manta oo dah kii 8-aad ee Xildhibaannada Golaha Shacabka oo la filayay inuu furmo 10-ka subaxnimo ayaa uu dib u 12-ka Duhurninmo, iyadoo muddo laba saac ah la sugayey inuu kooramku buuxsano.

Guddoomiyah Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan ayaa guddoominaya shirka maanta waxaana ajendaha kulanka uu yahay ka doodista Hindise Sharciyeedka Shirkadaha Ganacsiga oo Sabtidii baaqday.

Guddoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha, Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga ee Golaha Shacabka, Xildhibaan Maxamuud Beene-beene, ayaa xildhibaannada u soojeediyey warbixinta Hindisaha Sharciga Shirkadaha Ganacsiga, waxaana soo gudbisay Wasaaradda Ganacsiga.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON