Sunday, July 13, 2025

Kumaandooska Somalia iyo Mareykanka oo Weerar ku qaaday Xarumaha Alshabab ee Sh/Dhexe & Maxaabiis lasoo furtay

Wararla laga helayo gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa la wareegay degnoo ka tirsan gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose, oo weerar orsheysan ay ku qaadeen.

Ciidamada howlgalka qaaday ayaa ka koobnaa Kumaandooska Danab iyo ciidamada Mareykanka oo taagerayay, waxayna diyaarado ku daadiyeen degaanka Basra, iyo degaano dhowr ah oo u dhaxeeya labada Shabeelle sida  tuulada Baqdaad, Berta Aadan Seeraar iyo kontoroolka Kala-beyr.

Ciidamada huwanta ayaa la sheegay inay maxaabiis ka sii daayeen degaanka Basra oo ah saldhig weyn oo Alshabaab ku leeyihiin Gobolka Sh/dhexe, waxaana weli socda howlgal la sheegay in ciidamada Danab iyo kuwa Mareykanka ku qaadeen degaano hoos taga degmada Afgooye oo lagu beegsanayo goobo Alshabaab ka abaabulaan weerarrada.

LA SOCO WIXII KU SOO KORDHA WARKAN…

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON