Tuesday, January 26, 2021

Kutlada xildhibaanada Badbaado Qaran oo go’aan ka qaadaneysa xukuumadda cusub

Xildhibaanada isbaheystay ee Kutlada Badbaado Qaran ayaa maanta la filayaa inay go’aan ka qaataan  xukuumadda cusub ee dhowaan uu soo magacaabay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid, kadib shir ay isugu imaanayaan fadhigooda Muqdisho.

Xildhibaanadan oo hore u kala aragti duwanaaday 20-kii wasiir ee hore ayaa wararku sheegayaan inay intooda badan tageersan yihiin xukuumadda lasoo dhameystiray. Kutladan oo ah tan ugu badan waxaa Golaha wasiirada cusub ugu jira 8 xubnood oo kala ah:

Ad

kutladaBQ

[ad name=”HTML-3″]

Hal wasiir

6 wasiir ku xigeen

iyo Wasiiru dowle

Cod loo qaaday xukuumadii qabyada ahayd ee 20-ka wasiir ayaa waxaa inta badan xildhibaanada kutlada ay u codeeyeen inay diidaan kana hor yimaadaan xukuumadaasi, laakiin xaalada maanta ayaa la sheegay inay aad uga duwan tahay sidii  oo lagu wado inay aqbaliyadda kutladani taageeradooda siiyaan xukuumadda cusub; iyadoo ay jiraan xubno weli diidaan.

Goobjooge.com

Muqdisho

[ad name=”HTML”]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

153,921FansLike
2,316FollowersFollow
5,729FollowersFollow
153,921FansLike
2,316FollowersFollow
5,729FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

WARARKA UGU SHIDAN

error: Content is protected !!