Sunday, July 13, 2025

LA-YAABKA DUNIDA: Orgi Careysan oo dad ku dhaawacay Magaalada Garowe [Sawirro]

Waxaa baraha bulshada qabsaday dhacdo ku saabsan Orgi weerar u geystay dad fara badan magaalada Garowe ee Xarunta Puntland.

Dadka degaanka ayaa sheegay in Orgiga caraysnaa uu geesihiisa ku dhaawacay 7 qof oo marayay jidka 30-ka ee magaalada Garowe, dadkaas oo isugu jiray waayeel, haween iyo caruur. Arrintan  ayaa keentay kaftan ku saabsan xukuumadda Puntland ee kalsoonidii lagala noqday.

Muddo saacado ayay qaadatay in la qabto Orgiga oo geeso dhaadheer leh isla markaana ahaa mid la dagaalmaya qofkii u dhawaada, waxaana markii danbe gacanta ku dhigay dhalinyaro  is-kaahsaday iyadoo lagu xiray saldhiga booliska.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON