Thursday, July 17, 2025

Laba qof oo toogasho lagu dilay Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay

War hadda soo dhacay ayaa sheegay in dabley hubeysan ay dil ka geysatay magaalada Muqdisho, iyagoo kadibna baxsaday.

Dilka ayaa ka dhacay Isgoyska Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, waxaana toogasho lagu dilay labo qof oo halkaasi ku sugnaa, kaasoo ay heystay la dabley ah oo bistoolado ku hubeysnaa, sida ay ku warrameen dadka goobjoogayasha ahaa.

Dadka la dilay ayaa ahaa dhalinyaro, waxaana goobta ka baxsaday dableysii dilka geysatay, iyadoo Meydadka labada ruux ay goobta yaallaan, waxaana halkasi gaaray ciidamada Ammaanka ee booliska oo bilaabay howlgal lagu baadi goobay kooxdii falka geysatay.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON