Friday, June 27, 2025

Lafta-gareen oo lagu soo dhoweeyay Muqdisho, kulan degdeg ahna la yeeshay Xasan Kheyre

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho.

Waxaa Garoonka uga hortegay Wasiiro, xildhibaanno, iyo mas’uuliyiin kala duwan, isagoo la filayo inuu ka qeyb galo shirka Wadatashiga Doorashooyinka ee Muqdishouinkastoo uu hore u qaadacay shirkaasi.

Daqiiqado kadib imaanshihiisii Muqdisho, wuxuu kulan gaara la yeeshay Ra’iisul wasaarihii hore Musharax Xasan Cali Kheyre oo ay ka wadahadleen xaaladda Doorashada iyo shirka Wadatashiga ee ka furmaya Muqdisho.

Lafta-gareen ayaa noqonaya madaxweynihii ugu dabnbeeyay ee Mamaul Gboleedyada oo soo gaara Mudisho, iyadoo ay hore ugu suynaayeen dhammaan afarta madaxweyne ee maamullada kale.

May be an image of 7 people, people standing, suit and outdoors
May be an image of 11 people, people standing and suit
May be an image of 1 person, standing, suit and indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON