Monday, July 14, 2025

Liiska Magacyada 20-ka Xildhibaan ee Ahlu suna soo xushay & Beelaha ay kasoo jeedaan [AKHRISO]

Ahlu suna ayaa soo xushay 20-ka xildhibaan ee laga siiyey Baarlamaanka cusub ee Galmudug, kadib heshiis dhex maray dowladda Federaalka oo Beesha Caalamka gacan ka geysatay.

Qoraal ay ku qoran yihiin magacyada 20 xildhibaan ayaa kasoo baxay xafiiska Madaxda xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa la faafiyey iyadoo aanay weli xaqiijin dowladda Somalia iyo Ahlu suna; waxaana la sheegay in liiskaasi loo diray Wakiilada Beesha Caalamka.

Guddiga Maamul u sameynta ayaa laga soo xigtay inaysan soo gaarin warqadaasi, waxaana warerku sheegayaan in Ahlu suna ay marka hore liiskeeda gaarsiisay beesha Caalamka, iyadoo kadib loo gudbin doono Guddiga ay magacawday dowladda Federaalka.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON