Sunday, July 13, 2025

MAALINTA CARAFA: Daawo Malaayiin xujey ah oo maanta taagan Bannaanka Carafa

Xujeyda muslimiinka ah ee dunidoo dhan isaga yimid ayaa maanta taagan bannaanka Carafa, halkaasoo ay ku gudanayaan tiirka ugu weyn Xajka.

Xujeyda oo dhan waxay maanta ku sugnaan doonaan Carafa, oo ah ku dukan doonaan salaada Duhur, Casir iyo Maqrubka, kadibna waxay u dareeri doonaan Muzdalifa halkaasoo ay caawa baryi doonaan.

HOOS KA DAAWO SAWIRRDA XUJEYDA OO TAAGAN CARAFA MAANTA

carafa1carafa2carafa3carafa4carafa5

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON