Monday, June 23, 2025

Maamul Goboleedyada raacsan Dowladda oo bilaabay Qoraalo lagu taageerayo Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa soo saaray Qoraal uu kusoo dhoweynayo saxiixa Madaxweyne Farmaajo ee Qaraarka Metelaadda Gobolka Banaadir.

Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Hirshabeele ayaa lagu tilmaamay tallaabo muhiim ah saxiixii Madaxweyne Farmajo ee in Gobolka Banadir uu Aqalka Sare ku yeesho 13 xubnood, maadaama uu helay Gobolka Banaadir xaq Dastuuri ah oo la mida Gobollada kale ee dalka.

Dhinaca kale waxaa lagu wadaa inay qoraallo taageero ah kasoo baxaan Maamul Goboleedyada Galmudug iyo K/Galbeed’ inkastoo Madaxweyne K/Galbeed si weyn uga soo horjeeday arrinta xubnaha loo qoondeeyay Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare.

HOOS KA AKHRISO

No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON