Monday, July 14, 2025

Maamulka G/Banaadir oo Caawa Burburin ku bilaabay Jardiinkii ugu horeeyay ee Muqdisho [Daawo]

Maamulka G/Banaadir ayaa caawa bilaabay burburinta Jardiinooyinka danta Guud ee Gobolka Banaadir, iyadoo laga bilaabay Jardiinada Aargada KM4 oo ahayd dhowr jeer la dumiyey oo howlgab ah.

Arrintan ayaa ka dambeysay amar hore uga soo baxay maamulka G/banaadir oo lagu  laaley heshiisyadii maamuladii hore ee G/banaadir la galeen maamulka oo lagu wareejiyay jardiinooyinka iyo beeraha dowladda hoose ee Muqdisho.

Iyadoo muddo laba bilood ka badan laga joogo dhaqan gelintii wareegtada maamulka G/banadir ayaa tallaabada caawa loo arkaa mid maamulka G/banaadir ku doonayo inuu ku muujiyo inuu tallaabo qaadi karo.

Image may contain: night

No automatic alt text available.

Image may contain: outdoor

Image may contain: 7 people, including Salah Dheere, people standing

HOOS KA DAAWO

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON