Tuesday, July 15, 2025

Maamulka G/Banaadir oo Dadkii lahaa ku wareejiyey Daar caan ah oo 20 Sano ka badan la heystay [Sawirro]

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku wareejiyay muwaadin Soomaaliyeed oo gurigiisa laga hestay muddo ka badan 20 sano.

Gurigan oo caan ah, kuna yaalla degmada Shibis ee Gobolka Banaadir, loona yaqaan Sarta Beyxaani oo ku yaalla Isgoyska Beyxaani ee Degmada Shibis, waxaana ugu danbeyn lagu wareejiyey dadkii xaqa u lahaa ee Qoyska Reer Axmed Xuseen.

Madaxda Maamulka G/Banaadir ayaa goobjoog ka ahaa wareejinta Hantidan oo si waanwaan ah ku dhacday.

Image may contain: sky, outdoor and water
Image may contain: sky, house, cloud and outdoor
Image may contain: 1 person, phone, eyeglasses and closeup
Image may contain: 5 people, people standing

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON