Sunday, June 22, 2025

Maamulka Gobolka Banaadir oo Xiray dhammaan Goobihii Anshax darrada Caasimadda

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray Aamar lagu xirayo dhammaan goobaha lagu isticmaalo waxyaabaha Anshax-darrada ah iyo Daroogada.

Wareegto kasoo baxday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo uu akhriyay afhayeenka Gobolka ayaa lagu sheegay in la xiray dhammaan Goobaha lagu isticmaalo waxyaabaha lidka ku ah anshaxa, iyadoo lagala noqday Shatiyadii Ganacsiga.

“Laga bilaabo maanta oo ah 24-ka April, 2023 waxaa guud ahaan la xiray Goobaha lagu isticmaalo Maandooriyaha.. cida kasta oo lagu arko iyadoo joogta goobahaasi waxaa laga qaadi doonaa tallaabo sharci ah, howlgalladuna waa socon doonaan; waxaana loola dagaalmi doonaa sida Khawaarijta goobaha laga soo dejiyo, lagu iibiyo ama lagu isticmaalo..” ayaa lagu yiri Wareegtada Duqa Muqdisho.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON