Tuesday, July 8, 2025

Maamulka Hirshabeelle oo Digniin culus u diray Dowladda Federaalka Soomaaliya [Dhageyso]

Golaha Wasiirada Maamulka Hirshabeelle ayaa shaacisay inay ka fiirsan doonaan xiriirka kala dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya.

Shir ay magaalada Jowhar ku yeesheen golaha wasiirada oo uu guddoominayay madaxweyne Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka ay faragelin qaawan ku heyso maamulka Hirshabeelle.

War-saxaafadeed laga soo saaray shirka Golaha wasiirada Hirshabeelle ayaa lagu sheegay in xuduudaha maamulada ay yihiin kuwii 1991 jiray sida uu qabo dastuurka dalka, waxaana lagu caddeeyay inaysn Hirshabelle wax gorgortan ah ka galeyin dib u furista ilaheeda dhaqaale.

DHAGEYSO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON