Sunday, June 29, 2025

Maamulka Jubba oo soo bandhigay maleeshiyo Alshabaab ah oo isu dhiibtay (Daawo)

Dagaalyahanno ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa isku dhiibay maamulka Jubba sida sheegeen saraakiisha Ammaanka maamulkaasi.

Magaalada Kismaayo ayaa maanta lagu soo bandhigay 4 dagaalame oo ka tirsan Al-Shabaab oo la sheegay in ay isku soo dhiibeen ciidanka maamulka Jubbaland.

Saraakiisha Jubbaland ayaa sheegay in maleeshiyada isu soo dhiibay ay yihiin xubno ka tirsana waaxda  Zakawaadka Al-Shabaab.

Alshabaab ayaa weli wax war ah ka soo saarin maleeshiyada la sheegay inay ka tirsanaayeen ee isu dhiibtay maamulka Jubba.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON