Shir ay Golaha Wasiirada maamulka Jubbaland ayaa laga soo saaray go’aan yaab leh oo ku saabsan inaan dhulka magaalada Kismaayo.
Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland oo uu guddoominayay madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamud Sayid Aadan ayaa laga soo saaray amarro ay ka mid yihiin inaan la iibin karin dhulalka magaalada Kismaayo, isla markaana aan wax dhismo ah laga sameyn karin magaaladaasi.
HOOS KA DAAWO