Wednesday, June 25, 2025

Maamulka Jubbaland oo xiray Xuduudka Somalia iyo Kenya ee Degmada Beled-xaawo & Wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo magaalada Beladxaawo ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in maamulka Jubbaland uu xiray xudduuda Soomaaliya iyo Kenya ee degmada Beladxaawo.

Xeritaanka Xuduudka labada dal ayaa ka dambeeyay muran soo kala dhex galay maamulalda labada dhianac ee Beledxaawo iyo Mandheera, waxaana xuduudka oo ahayd marin ganacsi oo balaaran la siiyey ganacsatada muddo saddex maalmood ah si ganacsigooda iyo hantidooda ay kula kala wareegaan.

Waxaa hakad galay saaka isu socodka ganacsiga iyo waxbarashada labada dhinac, waxaana xuduudka la geeyay ciidamada maamulka Jubbaland oo amarkan uu kasoo baxay. Dadka degaanka ayaa sheegaya in Qaadkii ka imaan jiray Kenya aanu imaan saaka Gobolka Gedo.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON