Friday, July 11, 2025

Maamulka Puntland oo sheegatay weerar lagu qaaday saldhigyo ku yaalla Magaalada Laascaanood

Maamulka Puntland ayaa sheegtay markii ugu horeysay inuu ka danbeyay Weerar xalay ka dhacay magaalada Laas-caanood oo lagu qaaday saldhigyo ciidamada Somaliland ay ku leeyihiin Magaalada.

Guddoomiyaha Gobolka Sool ee Puntland dhowaan magacowday Abuubakar Cabdi Geelle ayaa sheegtay in Ciidamo ka tirsan Puntland ay xalay weerar ku qaaadeen laba saldhig oo ku yaala gudaha magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.

Wuxuu sheegay in weerarka oo qorsheysnaa ay ciidamaduii qaaday ku guuleysteen in Xabsiyada ka siidaayeen Maxaabiis u xirnaa Somaliland, wuxuuna Shacabka gobolka Sool ugu baaqay inay ka qeyb galaan dagaallada la isaga xoreynayo Somaliland.

Arrintan ayaa noqoneysa markii ugu horeysay ee ciidamo taabacsan Puntland ay weerar ka geysteen gudaha magaalada Laas-caanood ee ay maamusho Somaliland.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON