Monday, June 23, 2025

MAANTA & MUQDISHO: Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Wadooyinka xiran

Magaalada Muqdisho ayaa maanta haawaneysa inteeda badan kadib markii wadooyinka waaweyn ay xireen ciidamada dowladda Federaalka.

Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa bilaabaneysa saaka iyadoo xildhibaanada Baarlamaanka ay isu diyaarinayaan inay guddoomiye u doortaan baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya.

Isu socodka magaalada ayaa intiisa badan xaniban, waxayna dadku ku sii talogaleen arrintan iyadoo ka baaqsaday shaqooyinkoodii oo ay saameyn ku yeelatay arrimaha ammaanka.

DAAWO SAWRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON