Sunday, July 13, 2025

Maareeye ku Xigeen cusub oo loo magacaabay Dekadda Muqdisho

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa Maareeye ku xigeen loogu magacaabay Dekadda Muqdisho oo ah Isha ugu weyn ee Dhaqaalaha kasoo galo Dowladda Federaalka.

Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa Maareeye ku xigeenka Dekadda u magacabaay Dr. Cali Xaaji Maxamed, isgoo bedelaya Maareeye ku xigeenkii hore Maxamed Axmed Yabooh oo noqday guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda gobolka Banaadir.

Mas’uulka cusub ayaa kaso jeeda isla beesha Maareeye ku xigeenkii hore ee Dekadda, wuxuuna ka mid yahay xilal is daba joog ah oo ay muddooyinkan magacaabayeen Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON