Tuesday, June 24, 2025

Maareeye ku xigeenkii Shirkadda Isgaarsiinta Golis oo Caawa lagu dilay Magaalada Boosaaso

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay koox hubeysan ay caawa magaalada toogasho ku dishay maareeye ku xigeenkii shirkadda Isgaarsiinta Golis.

Dilkan ayaa ka dhacay magaalada Caawa, waxaana la sheegay inay falka dilka ah fuliyeen dabley bistoolado ku hubeysneyd oo rasaas ku furay Maareeye Ku-xigeenka Shirkadda Isgaarsiinta Golis C/laahi Cali Cumar (Jinac) kaasoo u geeriyooday rasaastii loo adeegsaday.

C/laahi Cali Cumar (Jinac) ayaa ka mid ahaa odayaasha iyo ganacsatada magaalada Boosaaso caanka ka ah, waxaan dilkiisa si weyn u cambaareeyay siyaasiyiin iyo odayaasha Puntland.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON