Monday, July 14, 2025

Madasha Qaran oo isu bedeshay Gole hogaamiya Dalka [DHAGEYSO XASAN SHEEKH]

Madaxweynaha Soomaaliya waqtigiisii sharciga ahaa uu dhammaaday Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inay sii jireyso Madasha Qaran ilaa ay ka xaqiijiso xilkii ay qaaday.

Isagoo ka hadlayay shirkii Madasha ee maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho ayuu sheegay in mar kasta la yiraahdo “Waa  shirkii ugu danbeeyay ee Madasha” laakiin wuxuu daba dhigay in Madasha Qaran ay jiri doonto mar waliba kulmi doonto marka loo baahdo.

DHAGEYSO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON