Tuesday, June 24, 2025

Madasha Qaran oo War kasoo saartay Doorashada Xildhibaannada kasoo jeeda Somaliland (Akhriso)

Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqday in la ilaaliyo hufnaanta iyo madax bannaanida maamulka Doorashada xildhibaannada labada Aqal ee kasoo jeeda Gobollada Waqooyi (Somaliland).

Madasha Qaran ayaa caddeysay in Guddoomiyaha Aqalka Sare (Cabdi Xaashi C/llaahi) uu yahay mas’uulka ugu mudan xaga sharciga iyo nidaamka Federaalka inuu Magacaabo Guddiga Doorashada ee Gobollada Waqooyi, maadaa uu yahay siyaasiga ugu maamuuska sareeya ee la doortay, kana soo jeeda Gobolladaasi.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON