Wednesday, June 25, 2025

Madasha Xisbiyada oo soo jeedisay in Saamileyda Siyaasadda laga qeyb geliyo shirka Dhusamareb 3

Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweysay go’aanadii lagu gaaray shirkii Dhuusamareeb 2, iyadoo bogaadiyey doorka Galmudug ka qaadatay shirkaasi.

Qoraal kasoo baxay Madasha ayey kuso jeediyey in gogosha shirka soo socda la ballaariyo oo ay qeyb ka noqdaan Saamileyda Siyaasadda, iyadoo looga digay cagajiid ku yimaada fulin la’aanta go’aannada shirka lagu gaaray iyadoo uu gabaabsi yahay xilliga dowladda hadda jirta.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON