Sunday, July 13, 2025

Madasha Xisbiyada oo War Cad kasoo saartay shirka Muqdisho. “Farmaajo wuxuu garab maray dhaqankii dowliga..”

Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya inuu shirka Muqdisho noqdo mid ah gooboog ka yihiin dhammaan dowlad Goboleedyada si looga gudbo khilaafka hareeyay hanaannka Doorashada.

Qoraal kasoo baxay Caawa Madasha Xisbiyada ayaa sidoo kale ku baaqay in la ballaariyo gogosha looga arrinsanayo Doorashooyinka dalka, laguna daro ururrada bulshada iyo xisbiyada siyaasadda, isla markaana wax laga bedelo qodobadda heshiiskii Doorashada Dhuusamareeb.

Waxay ku eedeeyeen Madaxweyne Farmaajo inuu garab maray dhaqankii dowliga ahaa ee 20-kii sano ee lasoo dhaafay dalka u yaallay, kaasoo ahaa in muddo 30 maalmood gudahood lagu magacaabo Ra’iisal wasaaraha, isagoo aan si dhab ah u wajahin xaaladda uu dalku marayo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON