Sunday, July 13, 2025

Madasha Xisbiyada oo War kasoo saartay Doorashooyinka Somalia & eedeyn loo jediyey Dowladda.

Mdasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan madaxeynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud aaa War kasoo saaray Doorashooyinka Soomaaliya, iyagoo dalbaday inay ku dhacaan waqtigii loogu talo-galay.

War-saxaafadeed ay soo saartay ayey ku sheegtay inay muuqato in dowladda hadda hadda jirta ay ka caga-jiideyso taaba gelinta hannaanka xisbiyada badan, ayna faragelin ku heyso guddiga labada gole ee diyaarinta xeerarka dhameystiraya sharciga doorashooyinka Qaranka, kaasoo shaqadiisii la hakiyey.

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa sidoo kale dalbatay in saamileyda siyaasadeed oo ay ka mid yihiin dowladda federaalka, dowlad goboleedyada, xisbiyada siyaasadeed iyo ururada Bulshada ay si wadajir ah uga shaqeeyaan in la abuuro xaalad deegaaneed oo lagu hirgelin karo doorasho loo dhanyahay.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON