Thursday, June 26, 2025

Madasha Xisbsiyada oo Madaxweyne Farmaajo ku eedeysay ‘Mas’uuliyad darro iyo Keli-talisnimo’ (Akhriso)

Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray qoraal kulul oo ay uga hadlayaan xaaladda dalka iyo dhaqanka madaxweyne Farmaajo ku hoggaaminayo dalka.

Qoraalka Madasha ayaa Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku eedeysay inuu caadeystay ku tumashada Dastuurka KMG ah, isla markaana uu curyaamiyey shaqooyinkii Baarlamaanka, meeshana ka saaray xukuumadii shaqyeneysay, kadibna sabbaay jaha-wareer siyasadeed iyo khilaaf.

“Madashu waxay u aragtaa inay tahay mas’uuliyad darro iyo kali-talisnimo in dalka xukuumad la’aan ahaado muddo 53 cisho ah, dowladnimadiina Madaxweynuhu gacantiisa kusoo ururiyay, isagoo uga gol leh inuu ku gaaro dano shaqsiyadeed..” ayaa lagu yiri qoraalka Madasha Xisbiyada.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON