Tuesday, June 24, 2025

Madaxda Maamul Goboleedyada oo dalbaday in la joojiyo Hindise Sharciyeedyada Xukuumadda [Akhriso Qoraalka]

Qoraal kasoo baxay madaxda maamul Goboleedyada ee la baxay Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada ayaa lagu dalbaday in la joojiyo shaqada Baarlamaanka Federaalka ee ansixinta Hindie sharciyeedyada.

Qoraalkan oo uu ku saxiixnaa guddoomiyaha Golaha Iskaashiga maamul Goboleedyada oo aanay aqoonsaneyn dowladda Federaalka ayaa lagu dalbaday in la hakiyo ansixinta Hindise sharciyeedyada ay xukuumadda  hor geysay Baarlamaanka.

Qoraalka C/weli Gaas oo soo baxay bartamihii bishan  ayaa ku doodaya in marka hore sharciyada ay ka wadahadlaan dowlad Goboleedyada, ka hor inta aan la ansixin ama la geynin Baarlamaanka, waxayna arrintan ka mid ahayd heshiiskii lagu gaaray Muqdisho.

Waxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ka codsadaeen Aqalka sare inuu joojiyo dhammaan Hindise sharciyeedyada ay soo gudbineyso Xukuumadda ka doodistooda iyo ansixintooda.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON