Madaxda maamul Gobleedyada ayaa ka hor yimid go’aankii shalay kasoo baxay Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo waxba kama jiraan ka dhigay xilalkii laga qaaday madaxda Maamulka Galmudug ee khilaafku ka dhaxeeyo.
Qoraal kasoo abxay Golaha Maamul Goboleedyada oo sida muuqata aanu ku jirin madaxweynah Hirshabeelle oo la heshiiyay dowladda Federalaka lagu sheegay inay lama filaan ay ku nooqtay Warka kasoo baxay Aqalka sare, waxayna Aqalka Sare ugu baaqeen inuu tixgelinayo baaqyada Golaha Iskaahsiga Dowlad Goboleedyada.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA
Ad
Warar Xul ah