Friday, June 27, 2025

Madaxda Maamul Goboleedyada oo taageeray Mooshinka Xil-ka-qaadista Madaxweyne Farmaajo [Akhriso]

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa taageeray Mooshinka laga keenay Madaxweynaha Soomalaiya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Qoraal ay soo saareen madaxda maamul goboleedyada ayaa soo dhoweyay go’aanka Dastuuriga ah ee xildhibaannada Qaranka uga gilgilsheen siyaasadda gurracan ee uu hormuudka ka yahay Madaxweyne Farmaajo.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON