Sunday, July 6, 2025

Madaxii Daacish ee Koonfurta Soomaaliya oo ku Geeriyooday Muqdisho isagoo u xiran Dowlada Soomaliya.

Madaxii Soomaaliya u qaabilsanaa Koonfurta Soomaaliya oo hore loogu xukumay xabsi 15 sano ah ayaa geeriyooday markii la sheegay inuu galay xaalad caafimaad oo degdeg ah.

Mahad Maxamuud Cabdi (Abuu Yaasiin) oo Maxkamadda ciidamada qalabka sida ay ku heshay inuu ku howlanaa aasaasidda kooxda Daacish ee ka hawlgeli lahayd Koonfurta Soomaaliya ayaa xalay geeriyooday isagoo 15 sano oo xarig ah ku qaadanaya Xabsiga Muqdisho, markii Maxkamadda Ciidamada ay xukun ku riday Bishii Ogost 2018.

Ninkan ayaa heystay dhalashada Ruushka, waxaana uu hore uga sheegay maxkamadda ciidamada iyoo Beyca la galay hoggaamiyihii Daacish Abubakar Albaqdaadi, isagoo waday qorshe uu Koonfurta Soomaaliya uga aasaasayo farac ka mida Daacish.

Faahfaahin lagama bixin sababta geerida maxbuuska, waxaase la sheegay inuu geeriyooday kadib xaalad caafimaad xumo iyo xanuun degdeg ah oo lasoo deristay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON