Sunday, July 13, 2025

Madaxtooyada Puntland Muuse Biixi ku tilmaantay Dagaal-ooge leh taariikh Madow [Akhriso War-saxaafadeed]

Madaxtooyada Maamulka Puntland oo War-saxaafadeed jawaab ah kasoo saaray hadalkii kasoo yeeray madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inuu la leexday runtu waxay tahay taas oo ah in uu duulaan qaawan ku soo qaadey Puntland.

Warka ayaa sido kale lagu eedeeyay Muuse Biixi inuu dhegaha ka fureystey baaqyadii caalamku u jeediyey dhamaantood, waxayna ku tilmaantay inuu yahay dagaal ooge dhibaato horey ugu geystey shacabkiisa.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON