Wednesday, June 25, 2025

Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo ciidamo ilaalo ah la yimid Magaalada Muqdisho [Sawirro]

Madaxweynaha Galmudug  dhowaan la doortay Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay Muqdisho ku yimid, isagoo wata ciidamo ilaalo u ah.

Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka, waxaana la arkaayay ciidamo kasoo degay diyaaradii uu a socday intii aanu Xaaf soo degin.

Waxaa la filayaa inuu kulamo kala duwan la yeesho madaxda dowladda Federaalka, iyadoo la isu diyaarinayo shirka arrimaha Soomaaliya ee magaalada London oo uu ka qeybgeli doono madaxweynaha Galmudug.

Madaxweynaha Puntland ayaa laga bartay inay madaxda maamulada magaalada Muqdisho la tagaan ciidamo ilaaliya ammaankooda.

Goobjooge.com

FB_IMG_1494021229285

FB_IMG_1494021223338FB_IMG_1494021234106FB_IMG_1494021238909

 

FB_IMG_1494021973428

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON