Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa amar ku bixiyay in la joojiyo howlihii caadiga ayaa ee maamulkiisa.
Wareegto ka soo baxday xafiiska madxweynaha Galmudug ayaa lagu sheegay in dhammaan shaqadii dowladda la hakiyay iyadoo howsha kaliya ee la qabanayo ay tahay arrinta Doorashooyinka 2016.
AKHRISO WAREEGTADA