Monday, July 14, 2025

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Laba Wasiir oo cusub (Akhriso magacyada)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay laba wasiir oo ka haray golaha Wasiirada cusub ee Galmudug.

Waregto maanta soo baxday ayaa wasiirka Wasiirka Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha loogu magacaabay C/naasir Geelle Cilmi, halka Wasiirka Xannaanada Xoolaha loo magacaabay Maxamed Cabdi Maxamed.

23 wasiir ayuu hore u magacaabay madaxweynaha Galmudug, waxayna hadda noqdeen 25 wasiir, iyadoo ay weli harsan yihiin wasiir ku xigeenada iyo wasiiru dowleyaasha.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON