Sunday, July 13, 2025

Madaxweynaha Galmudug oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay Xildhibaanada lagu doortay Cadaado (Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa shahaadooyin guddoonsiiyay xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka oo lagu doortay magaalada Cadaado.

Xaflad lagu qabtay xarunta madaxtooyada Galmudug ayaa shahaadooyinkii xildhibaanimo lagu gudoonsiiyey mudanayaasha lagu doortay Cadaado, iyadoo Galmudug ay maanta soo afjartay Doorashada xildhibaanada.

Xafladda waxaa goonjoog ahaa Madaxweynaha Galmudug C/kariin Guuleed, Madaxweyne ku xigeenka Maxamed Xaashi, wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya C/raxmaan Odawaa oo isagu  ka mid ahaa xildhibaanada Cadaado lagu doortay, xildhibaanada cusub iyo marti sharaf kale.

DAAWO SAWIRRO

fb_img_1481472223465   fb_img_1481472208507 fb_img_1481472136453 fb_img_1481471432392 fb_img_1481471421026 fb_img_1481470658210

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON