Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa War kasoo saaray qarixii is-miidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Xaaf ayaa tacsi u diray saraakiisha lagu dilay qaraxa, wuxuuna cambaareeyay ciddii ka danbeysay qaraxaasi oo lagu dilay saraakiisha ka tirsan ciidamada xoogga dalka gaar ahaan ururka Guulwade.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA