Wednesday, August 6, 2025

Madaxweynaha Hirshabeele oo kala diray maamulkii Hiiraan [Magacyada maamulka cusub]

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble  ayaa kala diray maamulkii Gobolka Hiiraan isagoo magacabay maamul cusub.

Isbedelka ayaan imaanaya iyadoo muddo dhowr bilood ah uu magacaaban, waxaana si lama filaan ah xilka looga qaaday Guddoomiyaha  Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo Guddoomiye Ku Xigeenka Dhinaca Amniga Axmed Inji.

MAGACYADA MAAMULKA CUSUB:

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan:  Cumar Aadan Baadiyoow

Guddoomiye ku-xigeenka/amniga:  Maslax Maxamed Cismaan

Guddoomiye ku-xigeenka/ maamulka: C/rashiid Sheekh Cali

Guddoomiye ku-xigeenka/Maaliyada Qaalid Bashiir Cali

Guddoomiye ku-xigeenka/bulshada: Sheekh Xusseen Cismaan Cali

Xoghayaha Gobolka Hiiraan Cabdulle Nuur Guure

MAGACYADA MAAMULKA MAGAALADA B/WEYNE: 

Guddoomiyaha degmada Beledweyne:  Aadan Axmed Xeefoow

Duqa degmada Beledweyne: Cali Dhuux Cabdi Mahad Alle

Amarkan ayaa dhaqangalay maanta markii uu saxiixay madaxweyne Cali C/llaahi Cosoble.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON