Madaxweynaha Hirshabeelle oo isku-shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirada [Akhriso Liiska Wasiirada cusub]

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isku shaandheyntii ugu horeysay ku sameeyay Golihiisa wasiirada maamulkasi.

Wareegto kasoo baxday Madaxweyne Waare oo lagu shaaciyey isku shaandheynta Golaha Wasiirada Hirshabeelle ayaa wasiiro cusub loogu magacaabay xildhibaano ka mid ahaa Baarlamaanka Hirshabeelle oo intooda badan kasoo horjeeday Madaxweyne Waare.

Isku shaandheynta Golaha Wasiirada Hirshabeelle ayaa saameyn ku yeelatay 12 Wasiir, 9 Wasiiru dowle iyo 14 wasiir ku xigeen.

Ad

HOOS KA AKHRISO LIISKA WASIIRADA CUSUB

No photo description available.

No photo description available.

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

120,753FansLike
798FollowersFollow
2,965FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!