Friday, June 27, 2025

Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Degmada Balcad [Akhriso]

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo aan weli xilka loo caleemo saarin ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii degmada Balcad Cusmaan Maxamed Maxamuud (Xaadoole).

Madaxweyne Waare ayaa wareegto uu soo saaray ku sheegay inuu xilka Guddoomiyaha degmada Balcad u magacaabay Qaasim Cali Nuur oo hore u soo  ahaa Xildhibaan ka tirsan Baarlamaankii Federaalka.

Madaxweynaha cusub oo sidoo kale aan magacaabin golihiisa wasiirada ayaa xilka ka qaaday laba mas’uul oo uu ugu horeeyay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, waxayna labada mas’uul ee uu xil ka qaadista ku sameeyay ayaa bilo kooban xilka hayay.

AKHRISO WAREEGTADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON