Sunday, July 13, 2025

Madaxweynaha Jabuuti oo kulan gaara la yeeshay Farmaajo & Muuse Biixi (Guddiyo shir u furmay)

Waxaa magaalada Jabuuti ka socda shir ay leeyihiin guddiyada farsamada ee dowladda federaalka Somaaliya iyo Somaliland oo qeyb ka ah wadahadallada Jabuuti.

Shirka Guddiyada labada dhinac ka hor waxaa shir gaara yeeshay madaxweynayaashaee Jabuuti, Soomaaliya iyo Somaliland, iyadoo madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle uu dhexdhexaadinayo labada dhinac, iyadoo aan la shaacin wixii kasoo baxay.

Shirka Guddiyada farsamada Dowladda Soomaaliya iyo Somaliland waxaa ku dhex jira oo hoggaaminaya wasiirka arrimaha dibedda ee Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf, iyadoo laga dooday arrimaha laga heshiin karo ee fudud, iyadoo dhinac la iska dhigay arrinta Midnimada iyo Aqoonsiga.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON