Madaxweynaha K/Galbeed oo magacaabay Guddi soo baara Shaqaaqooyinkii Baydhaba [Akhriso]

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa magacaabay Guddi xaqiiqo raadin ah oo baaraya shaqaaqooyinkii ka dhacay Magaalada Baydhabo ee doorashadii ka horeeyay.

Wareegto ka soo baxday C/casiis Laftagareen ayaa lagu magacabaya Guddigan oo ka kooban 7 xubnood, kuwaasoo la sheegay inay keeni doonaan xaqiiqada dhabta ah ee  shaqaaqooyinkii ka dhacay Magaalada Baydhabo ayna ku dhinteen dad gaaraya 15 qof.

Arrintan ayaa imaaneysa kadib markii wakiilkii hore ee Q/Midoobay u qaabilsanaa Soomaaliya uu su’aalo culus arritan ka weydiiyey wasiirka amniga Soomaaliya, iyadoo dowladda Soomaaliya laga sugayo jawaabta faragelintii ay ku sameysay doorashadii K/Galbeed ee uu ku soo baxay C/casiis Lafta-gareen.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

119,282FansLike
745FollowersFollow
2,865FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!