Tuesday, July 8, 2025

Madaxweynaha K/Galbeed oo magacaabay qaar ka mida Golihiisa Wasiirada [Akhriso Liiska Wasiirada cusub]

Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (lafta-gareen) ayaa magacaabay qaar ka mida Golaha wasiiradiisa cusub.

Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha K/Galbeed ayaa lagu magacaabay 10 wasiir oo ka mida golaha wasiirada maamulkaasi, waxaana ka mida xubno yar oo ka mid ahaa golihii hore ee wasiirada Sharriif Xasan.

HOOS KA AKHRISO LIISKA WASIIRADA CUSUB

No photo description available.

No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON