Sunday, June 22, 2025

Madaxweynaha Kenya oo War kasoo saaray Go’aankii Maxkamadda Sare ee Kenya

Madaxweynaha Kenya ee dib u doorashadiisa ay sharci darro ka dhigtay Maxkamadda sare ee dalkaasi ayaa war cad kasoo saaray go’aanka maxkamadda.

Madaxaweynaha Kenya oo khudbad ka jeediyay dadka Kenya ayaa sheegay “inuusan ku qanacsaneyn go’aanka Maxkamadda Sare e Kenya, basle uu ixtiraamayo go’aanka maxkamadda.”

Madaxweynaha oo ku khudbad ku jeediyay Af Ingiriis iyo Af Sawaaxili “ayaa dadka reer Kenya ugu baaqay in ay nabadda ku dadaalaan oo qofba qofka ku xiga uu gacanta qabsado,”

Ad

Wuxuu intaas ku daray “in dadka dariska ah ay daris sii ahaan doonaan, siyaasigay doonaanba ha taageersnaadaan ee”, wuxuuna aad ugu celceliyay in nabadda lagu dadaalo.

Uhuru Kenyatta wuxuu taageerayaashiisa u sheegay inay ku celinayaan guushii ay kasoo hooyeen Doorashadii la kansalay, ayna dib u bilaabi doonaan olole doorasho oo cusub.

- Advertisement -

Dhanka kalana Axmed-Naasir Cabdullaahi oo ah qareenkii matalayay madaxweynaha talada haya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay “in go’anka maxkamaddu uu ahaa mid siyaasadaysan”.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON